Lyrics
[INTRO]
Adam on the beat
[VERSE 1: Khadar Keyow & Qamar Suugaani]
Saxiib ujeedaddaa, arragtida wadaagtaan
Guul kula agaasimaa, abid waa la dhowrtaa
Guul kula agaasimaa, abid waa la dhowrtaa aa
Saxiib ujeedaddaa, arragtida wadaagtaan
Guul kula agaasima, abid waa la dhowrtaa
Guul kula agaasima, abid waa la dhowrtaa aa
Afka addigo'oon furin, saaxiib aqriyi karaa
Uurkiyo sarbeebahaa, siduu kuu ahaadaa, adna loo, ilaashaa
Siduu kuu ahaadaa, adna loo, ilaashaa

[Chorus: Khadar Keyow & Qamar Suugaani]
Saaxiib, anfici karaa
Aayaha danbi iyoo
Arrin kula tusmeen kara
Fikir kula asteen kara
Is ogtiin, is eegtaan
Isna aaminteen baa
Ifka loo jeclaadaa
Is ogtiin, is eegtaan
Isna aaminteen baa
Ifka loo jeclaadaa aaa
[VERSE 2: Khadar Keyow & Qamar Suugaani]
Saaxiib aan eygaayn, wax kusoo idlaan kara
Farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii
Haa, farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii

Haa, farxad kula abaabulaa, lama tiro abaalkii ii
Saaxiib ku laab ogol, qalad kaaga aamusin
Arxan kuu difaac galaa, aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa
Aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa

Arxan kuu difaac galaa, aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa aaa
Aqbalkeen ku xoojiyaa, waa loo ogaadaa aaa
[Chorus: Khadar Keyow & Qamar Suugaani]
Saaxiib, anfici karaa
Aayaha danbi iyoo
Arrin kula tusmeen kara
Fikir kula asteen kara
Is ogtiin, is eegtaan
Isna aaminteen baa
Ifka loo jeclaadaa
Is ogtiin, is eegtaan
Isna aaminteen baa
Ifka loo jeclaadaa aaa
[PRE-Chorus: Khadar Keyow & Qamar Suugaani]