🎵
Quruxdeeda by Qamar Suugaani album cover

Quruxdeeda

by Qamar Suugaani

Lyrics
Cirkaa raxmad horaa
Markuu caynadeedaa
Cadaanka ka yaabay
Cbaadhyaha qorta

Cirkaa raxmad horaa
Markuu caynadeeda
Cadaanka ka yaabay
Cabaadhyaha qortaa

Carfiga ka baxaaya
Dhirtaa ku cagaartoo
Dhulkaa cosob yeesha
Halkay cagta saato
Jinkaa ka caraaba

Carfigaa ka baxaaya
Dhitaa ku cagaarto
Dhulkaa cosob yeesha
Halkay cagta saarto
Jinkaa ka caraaba

Calaashaan qurudeeda
Hablahaa ka cabsooda
Calaashaan quruxdeeda
Xidigahaa ka cadhooda

Calashan hodan gediged
Hablahaa ka cabsooda
Calaashaan quruxdeeda
Xidigahaa ka cadhooda

Codkeeda macaankaa
Ayaa caafimaadaa
Cajab qosolkeedaa
Cibro lagu dheehay

Codkeeda macaanka
Ayaa caafimaadaa
Cajab qosolkeedaa
Cibro lagu dheehay

Cilmiga quruxdeeda
Casiis ku manaystay
Carfiga udugeedaa
Cadarka ka amaahda
Cajabay arageeda

Cilmiga quruxdeeda
Casiis ku manaystay
Carfiga udugeedaa
Cadarka ka amaahda
Cajabay arageeda

Calaashaan qurusdeeda
Hablahaa ka cabsooda
Calaashaan quruxdeeda
Xidigahaa ka cadhooda

Calashan hodan gediged
Hablahaa ka cabsooda
Calaashaan quruxdeeda
Xidigahaa ka cadhooda

Calaashaan qurusdeeda
Hablahaa ka cabsooda
Calaashaan quruxdeeda
Xidigahaa ka cadhooda

Calaashaan qurusdeeda
Hablahaa ka cabsooda
Calaashaan quruxdeeda
Xidigahaa ka cadhooda